Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Axmed madoobe oo safar lama filaan ugu laabtay magaalada Kismaayo (sabab)

Narobi(WNT)-Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee Jubbooyinka Axmed Max’ed Islaam oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi,ayaa saakay si deg deg ah ugu duulay magaalada Kismaayo oo la sheegay inay ku soo wajahan yihiin wafdi ka socda dawlada F Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa dhowaan gaaray magaalada Nairobi oo uu halkaasi kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayey M/weynaha dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh max’ud,waxaana jira warar hordhac oo ka soo baxaya oo sheegay inay kulankooda wax miro ahi aan ka soo bixin.

Madaxweyne Xasan Sheikh  ayaa qorsheeyey inuu Wafdi wasiiro ah u diro Kismaayo xilli uu guddoomiyaha Maamulka KMG ah Axmed Max’ed Islaam uu weli ku sii sugan yahay magaalada Nairobi,howlo shaqo u joogo Dalka Kenya,waxaana tani sababtay inuu dib ugu laabto si Kismaayo si u qaabilo wafdigaasi.

Wafdiga dowlada ayaa weli dhab loo qeexin ujeedada dhabta ah ee ugu socdaan magaalada Kismaayo,waxaase la filayaa inay ku aaddantahay sidii loo kala jebin lahaa dadka gobollada jubbooyinka arinta maamul u sameynta ka midaysan.

Wixii ka soo kordha kala soco Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software