Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
wafdi heer sawiir ah oo ka socda DF kuna wajahan magaalada Kismaayo

Wafdi ka socda dowladda Federalka  Soomaaliya oo heer wasiir ah ayaa saakay u ambabaxay kuwana wajahan  magaalada xeebta ah ee Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose,iyadoo uu jiro farqi weyn oo u dhexeeya dadka deegaanka jubbooyinka iyo dowladda Soomaaliya oo ku aadan maamul u sameynta gobolladaasi.

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah, wasiirka gaashaandhigga , wasiirka cadaaladda iyo wasiirka boostada iyo isgaarsiinta, waxaana la sheegay in safarkooda uu yahay mid salka ku haya sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen xaaladda magaalada Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda Soomaaliya, xoogagga Raaskambooni iyo ciidamada Kenya oo qayb ka ah AMISOM.

 Waxaa jiray is maan dhaaf weyn oo u dhexeeya dowlada Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee hadda ka jira magaalada Kismaayo kaasi oo salka ku haya,oo dowlada oo ka caga jiidaysa maamul u sameynta gobolada jubbooyinka iyo weliba nidaamka Federalka.

Wafdigan dowlada dirtay ee u amba baxay magaalada Kismaayo  ayaa waxay noqonayaa kuwii ugu heer sarreeyay ee aada Kismaayo tan iyo kolkii halkaasi laga saray ururkii Al-shabaab oo muddo dheer halkaasi ugaxtu u taalay, iyadoo wafdigaan ay ka horeeyeen wafdi ay dowladdu u dirtay magaalada Kismaayo loo diiday inay halkaas galaan.

Dadka ku dhaqan deegaanka Jubbooyinka ayaa iyagu go,aan ku qaatay in halkaasi maamul taabba gala laga sameeyo,gobollada jubbooyinku qayb uga noqdaan maamul goboleedyada ku bahoobaya dhinaca federalka.

Waxa iyana xusid mudan dadka deegaanka jubbooyinku aad uga qawadsan yihiin habka M/weyne Xasan uu uga u wajahay arrinta gobolada jubbooyinka iyagoo qaba marna inuusan daacad ka ahayn.

Xafiiska waraka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software