Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
madaxweyne Xasan Sheekh max'ud oo sheegay nabad Al-shabaab ay ka qaataan inay ku xiran tahay hubka oo ay dhigaan

 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan wadahadal ah la galayn ururka Al-shabaab iyo Al-Qaacida inta ay hubka wataan,laakiin haddii ay ka tanaasulaan fikirkooda ayna soo dhaweynayaan  labada gacmood ku qaadayaan.

Madaxweynaha ayaa mar uu waraysi siinayeylaanta afka Soomaaliga ee BBC-da, ayaa sidoo kale ka hadlay wadahadalladii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland,waxaanu sheegay in wada hadaladaasi sii socon doonaan rajana uu qabo inay mira dhalaan.

"Dagaalyahannada shisheeye ee Al-shabab ka mid ah ama Al-Qaacida ka tirsan ee Soomaaliya) ku sugan wax wadahadal ah nagama dhexeeyaan waxa naga dhexeysa oo keliya inay dalkeenna nooga baxaan. Dhallinyarada Soomaalida ah ee ka mid ah Al-shabaab haddii ay hubka dhigaan waan soo dhaweynaynaa, balse inta ay hubka wataan oo ay aamisan yihiin dalkan dunida ayuu ka dhexeeyaa iyo inay wax dilaan ama qarxiyaan waan iska dhicinaynaa," ayuu yiri  madax weyne Xasan Sheekh.

 Waa markii ugu horaysay oo madaxweyne Xasan Sheekh max’ud uu sii jeex jeexan uga hadlo fikirka uu ka qabo ururka Al-shabaab,waxaana uu carabka ku adkeeyey inay in nabaddu hubkoo la dhigo ku xaran tahay.

Xafiiska wararka Waayaha.net

 




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software