Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Isimo Muqdisho baaqi ku sii ahaa oo maanta Garoowe soo gaaray

 Garoowe(WNT)-Koox Ismo a ah oo dhowaan ka soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland,waxaana si diiran u soo dhoweeyey bulshada ku dhaqan Garoowe.

Wafdigaan oo uu hogaaminayey Burhaan Boqor Muuse ayaa oo ah wakiilka Borqor C/llaahi Boqor Muuse (King Kong) oo hadal kooban ka jeediyey hotel ku yaal magaalada Garoowe ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin inay dalkooda dib ugu soo laabteen 8 bilood ka dib,waxaana carabka ku dhuftay inay ku soo guulaysteen hawshii meesha ay u tageen ee dhismaha dawlada hadda jirta ee Soomaaliyeya.

Dhowaan ayaa magaalada Gaalkacayo lagu soo dhoweeyey koox isimo ah oo reer Puntland ah baaqina ku sii ahaa magaalada Muqdisho,waxaana 3-dii beri oo la soo dhaafay ay ku sugnaayeen magaalada Gaalkacayo.

Isimadan oo ka mid ahaa rag rag isimo ah oo loo xulay ka qayb galka dhismaha Baarlamanka hadda jira iyo ansixinta dastuurka ayaa ku kala jabay magaalada Muqdisho,iyadoo raggii ugu miisaanka cuslaa halkaasi isaga soo dareereen,waxana halkaasi ku harsanaa isimadan maanta Garoowe soo gaaray.

Maalmihii ugu danbeeyey ayay kulamo kula lahaayeen magaalada Gaalkacayo dadka deegaanka iyo weliba rag mucaarad ah, oo ku sugan magaalada Gaalkacayo,waxaana sidoo kale laga yaabaa inay Garoowe muddo sii joogaa,kulamana dadka deegaanka la yeeshaan.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software