Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Midowga Africa oo sheegay inay xuquuqda dadka ilaalinayaan

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ee AMISOM ay difaaci doonaan,waxay ku tilmaameen xuquuqul aadanaha Soomaaliya,iyagoo hadalkaasi ku beegay munaasab shalay la qabtay oo aadanayd maalinta xuquuqda aadanaha.

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Maxamed Annadif ayaa intaasi raaciyey in AMISOM ay ka go'an tahay inay difaacaan xuquuqda dadka Soomaaliyeed, isagoo hoosta ka xariiqay inay ka shaqeynayaan sidii deeqaha loo gaarsiin lahaa dadka baahan iyo in colaadda Soomaaliya tagaan la soo afjaro si Soomaalidu nabad ugu noolaato.

"AMISOM waxay maanta ka caawinaysaa dowladda Soomaaliya sidii lagu sugi lahaa ammaanka deegaannada dalka is ay shacabku ugu noolaadaan nabad iyo xorriyad," ayaa lagu yiri war bixin ka soo baxday xafiiska Nairobi ee AMISOM uuna ku saxiinaa Annafi.

Dhanka kale Max’ed Annafi ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan ay kala shaqeynayaan ciidamada booliiska Soomaaliya sidii ammaanka loo adkeyn lahaa, si looga hortago dilalka loo geysto weriyeyaasha.

"AMISOM ma ogolaan doonto in la dilo qof Soomaali ah," ayuu yiri mar kale Annadif oo intaas ku daray "Waxaanu shiishka saaraynaa sidii loo dhisi lahaa awoodda booliiska Soomaaliya si ay u difaacaan shacabka."

Magalada Muqdisho ayuu sheegay inay ku sugan yihiin ciidamo booliis ah oo ka tirsan kuwa AMISOM,waxna bara Booliiska Soomaaliya.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software