Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Al-shabaab oo Jowhar isaga baxay iyo ciidamada dowlada oo kaabiga u saaran

Jowhar(WNT)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ururkii Al-shabaab ay intooda badan isaga baxeen degmadaas iyadoo sii daayay maxaabiistii ay gacanta ku hayeen.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ururka Al-shabaab ay isaga baxeen saakay goobihii ay ku sugnaayeen sida saldhigga booliiska iyo xarunta maamulka gobolka, waxayna sii daayeen maxaabiistii ay hayeen,waxaana sidoo kale albaabada la isugu dhuftay goobaha ganacsiga ee magaalada.

Xarunta Jowhar  ayaa ah degmada ugu weyn ku hartay gacanta ururka Al-shabaab, iyadoo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM  la sheegay inay ku wajahan yihiin degmadaas iyagoo isu qaybiyey laba jiho.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku wajahan magaalada Jowhar ayaa wararku sheegayaan inay xalay ku baryeen meel aan sidaasi magaalada uga fogayn,waxana la sheegay in kolkii ururka Al-shabaab ogaaday inay ciidamadani soo dhowaadeen ay isaga baxaan magaalada.  

 Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa muddo dheer qorshaynayey in sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen magaalada Jowhar oo leh muhiimad ciidan,sahlina karta isu furanka gobollada.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software