Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Safiir Cali Ameeriko oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii xalay ka dhacay Islii.

Nairobi,(WNT):-Safiirka dowlada KMG ah u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa xalay boqday isbitaalada ay ku jireen dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay masjid ku yaala Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Safiirka oo booqashadiisa la xiriirtay sidii uu u ogaan lahaa xaalada dadka ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa la sheegay in mid xaladooda u wareystay bukaanadii isbitaalka jiiftay.

Maxamed Cali Ameeriko oo booqashadiisa ka dib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay falkii xalay ka dhacay masjid ku yaala xaafada islii ee Magaalada Nairobi.

"waa arin aad looga xumaado falkaasi waana cambaareynaynaa dadkii ku dhintay waxa allah uga baryayaa in uu janadii ka waraabiyo halka kuwa dhaawacmayna uu dhaqsi bogsiiyo"ayuu yiri Safiirka.

Safiirka ayaa sidoo kale sheegay in uu booqday Xildhibaan Yuusuf Xasan isla markaana allah uga baryay caafimaad taam ah.

"waxaa sidoo kale booqday xildhibaan Yuusuf Xasan oo ku dhaawacmay Qaraxaasi xaladiisa hada way wanaagsan tahay allahana caafiyo"ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Qaraxii bambaano ee xalay ka dhacay masjidka Alhidaaya ee xaafada islii ayaa ahaa mid ka dhashay khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software