Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Khasaare ka dhashay Qarax xalay ka dhacay Masjid ku yaala Xaafada islii ee Magaalada Nairobi

Nairobo,(WNT):-Khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax xoogan oo xalay ka dhacay Masjid ku yaala Xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee islii.

Qaraxaan ayaa la xaqiijiyay in uu ahaa Bam Gacmeed la soo tooray isla markaana lala beegsaday Xildhibaan Yusuf Xasan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Kenya.

Xildhibaanka oo laga soo doortay deegaanka Kaama Kunji ayaa qudbad u jeedinayay dadka Soomaalida ah ee masjidkaasi ku tukanayay isaga oo ka codsanayay in dib codkooda u siiyaan.

Inta la xaqiijiyay 3-ruux oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday halka 10-kale oo ay ku jireen xildhibaanka iyo qaar ka mid ah ilaaladisi ay ku dhaawacmeen.

Xaalada Islii aya xalay iyo saaka ah mid aad u kacsan isla markaana ay soo buux dhaafiyeen ciidamo aad u farabadan.

Wixii ku soo kordha kala soco wwww.waayaha.net

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software