Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo: Laba wiil oo saaxiibo isku dhaaran jiray ahaa ka dibna noqday walaalo kala lumay

Laba wiil oo saaxiibo ahaa oo ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay markii dambe ay noqdeen walaalo kala dhumay oo kala maqnaa oo aan aqoon isku lahayn arintaas oo wiilashaas ku reebtay farxad weyn oo aanaysan maleysan Karin.

Isaac Nolting oo 12 sano jir ah iyo walaalkiis ay isku hooyada yihiin oo lagu magacaabo Dakotah Zimmer oo asagana 13 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay ku kulmeen xarunta dabaasha ee ku taal magaalada  Washington, Missouri ee dalkaas Mareykanka halkaas oo uuna ku dhex marey kaftan iyo fara kacayaar iyagoona isku shubey biyihii ay ku dabaalanayeen islamarkaana uu midba kan kale kula kaftamay inuu asagu bilaabay, Laakiin qaar ka mid ahaa asxaabtooda oo ku sugnaa goobtaas lagu dabaalanaayey ayaa waxaa ay la yaab ku noqotey sida ay labadaas wiil isugu ekaayeen ayagoona ku tilmaamay inay u dhaqmaayaan sidii walaalo oo kale inay yihiin islamarkaana ay si aad iyo aad ah ay isugu ek yihiin oo ayna is shabahaan wiilahsaas,  Wiilahaan oo ahaa isku hooyo ayaa mid ka mid ah waxaa yaraantiisii la wareegay oo soo korsaday haweeney kale taas oo u arkaayey inay hooyadiis tahay, halka walaalkiisna ay heysatay ayeeyadiis oo uuna la soo noolaa waligiis, Laakiin arinta la yaabka leh ayaa waxay tahay iyadoo wiilashaas oo ku nolaa meelo aad iyo aad isugu dhow ay hadana mudadaas intaas le'eg aysan wax aqoon ah isku lahayn ilaa iyo dhawaantaan oo ay kulmeen ka dibna uu mid aka mid ah wiilashaas uu weydiiyey hooyadii soo korsatey inuu jiro wiil la dhashay taas oo u xaqiijisay jiritaanka wiilkaan walaalkiis ah oo ah da'ada ka weyned asaga.

Ugu dambeyntiina iyadoo wiilashaas saaxibada ahaa oo hadana ogaaday inay walaalo yihiin ay hada yihiin kuwo si aad iyo aad ah isugu dhow oo waqti badana isla qaato, ayaa hooyada shashay wiilashaan oo ahayd qof aad u da'a yar xilligii ay dhalasay wiilashaas iyadoona markii uu dhashay wiilka labaad ee ay reerku soo korsadeen ay hooyadaas jirtery 16 sano islamarkaana ay horey u  heysatey wiilka weyn oo 1 sano jir ahaa taas oo keentay inay aqbasho in ay reerkaas korsadaan wiilkeed oo lagala wareego korintiisa ka dib markii ay hooyadaas qaaday uur sadaxaad,  Hooyada dhashay caruurtaan ayaa waxay geeriyootey sanadkii 2007 halka sidoo kalena uu wax yar ka dib geeriyaaday aabahood, Wiilashaan walaalaha ah ayaa inkastoo ay nolol kala duwan ku soo kala noolaayeen ayaa hadana waxay u muuqdaan siday isula qabsadeen dad waligood guri kaliya ku soo wada noolaa oo meel qurana ku soo wada korey.

Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=t-I_nVcqf7k

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software