Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo:dalka New Zealand oo noqday dalkii ugu horeeyay oo eydu yihiin darawaliin awooda in inay wadi karaan baabuurta‏

Dalka New Zealand ayaa waxaa la sheegay in eeyuhu yihiin darawalo oo ay awoodaan inay wadi karaan baabuurta islamarkaana ay si caadi ah u ka xayn karaan baabuurtaas iyagoo ay gacantoodu ay fadhiso oo aysan wax qalad ah aysan galeyn arintaas oo la yaab ku noqotey dhamaan dadka aduunka.

Arintaan la yaabka leh ayaa waxaa la sheegay inay ku guuleysteen koox u dooda xaquuqda xayawaanka islamarkaana ka soo horjeedo waxyeeleynta xayawaanka, kooxdaan  oo lagu mgacaabo New Zealand Society for the Prevention of Cruelty to Animals (SPCA), ayaa dadaal iyo tababr dheer ka dib waxaa mudo 2 bilood ah gudahooda u suuro gashay in 3 eey oo dib jir ah ama ah eeyaha aysan cidana lahayn ee banaanka wareego inay eeyahaas ay u tababaraan darawalnimo oo ayna ka xeyn karaan baabuur iyagoona marshada badali kara, sheelahana ku taagsanaayo islamarkaana isteerinka baabuurka xakumi karo arintaas oo run ahaantii ay dadka oo dhan ay ku noqtey yaab iyo wax aan la rumeysan karin.

Ugu dambeyntiina kooxdaan oo ujeedka ay ka lahayd arintaas ay ahayd in eeyaha dibad wareega ah aysan ka liidan kuwa ay dadku guryaha ku heystaan maadaama ay dadku qaar aaminsan yihiin inay eeydaas yihiin kuwo madax adag oo aan dhageysaneynin dadka heysta taasina ay keentay inay waayaan cid dhaqaaleysata oo heysata, kooxdaan ayaa waxay fillayaan inay arintaan ay soo bandhigeen ay wax ka badasho fikrada ay dad badan ka qabeen eeyahaas duur wareega ah taasna ay keento in hada ka dib la daryeelo oo fiiro gaar ah looyeesho,  Qaar ka mid ah eeydaas darawaliinta ah ayaa waxaa la filayaa in todabaadka soosocdo ay soo bandhigaan darawalnimadooda iyadoona si toos ah looga daawan doono telefishinka dalkaas New Zealand.

Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=2HNn0wgZG0A

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software