Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raisal wasaaraha Turkiga oo kulan yeeshay

Istanbul(WNT)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga kulan kula qaatay Ra'iisul wasaare Recep Tayyip Erdogan, iyadoo la sheegay laba masuul ay ka wada hadleen xoojinka xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

Sida wararkii ugu horreeyey ee ka soo baxay ay sheegayaan labada masuul ayaa waxay isla meel dhigeen  sidii Turkiga uu qayb mug leh uga qaadan lahaa dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo iyana sidii loo sii xoojin lahaa arrimaha horumarineed ee uu ka wado Soomaaliya.

 Horay ayuu ula kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud dhigiisa dalka Turkiga Cabdalla Guul magaalada Ankara waxayna shiishka saareen sidii dalka Soomaaliya dib u dhis loogu sameyn lahaa.

 Madaxda Turkiga ayaa si aan ka waabasho lahayn waxay u booqdeen dalka Soomaaliya oo xilligaasi baqdin xooggani ka jirtay,waxaana ay albaaba u fureen madax badan oo horay shaki ugu qabay inay tagaan magaalada Muqdisho,oo muddo dheer bahallo galeen ahayd.

Dalka Turkiga ayaa horumarin dib u dhis ka wada dalka Soomaaliya gaar ahaan ,magaalada Muqdisho,waxaase weli horumarintaasi qaytooda ka qaadan gobollada dalka intooda badan.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software