Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Gen C/llaahi Siciid Samatar oo ka degay magaalada Boosaaso

Wasiirkii hore ee Amniga Puntland Gen. Cabdullahi Saciid Samatar ayaa maanta Bosaso ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee Badar Qaasim ,ka dib markii muddo dalka dibadda kaga maqnaa.

Maanta ayaa Gen:Samatar laguso dhaweeyey Magaalada Boosaaso, waxaana loo badinayaa inuu u gudbi doono magaalada Qardho maalmo ka dib.

Gen: Samatar ayaa ka mid ah Mucaaradka Puntland ee loolanka siyaasadeed ku jira,waxaana laba qar oo kala fog kala saraaran isaga iyo maamulka hadda talada haya,waxana Samatar qabaa in qaabtii qabiilka dib loogu laabto.

Magaalada Boosaaso ee  xarunta ganacsiga Puntland waxaa ku sugnaa Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu wado iney joogan ilaa Isniinta,lamana oga inay is arki doonaan Madaxweynaha iyo C/llaahi Siciid Samatar.

Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegay inay inuu jiro isu soo dhowaan ka dhexaysa laba dhinac oo awal horay u kala fogaa,waxaana wararku intaasi ku darayaan in C/llaahi u qabsan doono toobiyaha dimoqraadiyeynta hadda Puntland ay qaaday.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software