Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Hay’adda Samafalka ah ee YAGLEEL oo Kismaayo Gargar ugu Qaybisay Barakacayaal iyo Dad Danyar ah.

Kismaayo(WNT)Cunto Qeybin Xiriir ah oo labadii Maalin ee u danbeeysay gudaha Magaalada kismaayo ka fulisay Ha’yada Maxaliga ah ee Yagleel Humanitarian And Development Organiztion.

Waaxa maalintii shalay aheyd  iyo maantaba siyaabo kala duwan raashiin qeybin gudaha magaalada kismaayo uga sameeysay hayada maxaliga ah ee Yagleel marka magaceed lasoo gaabiyo loo yaqaano (Y.H.D.O) oo fadhigeedu yahay magaalada kismaayo.

Waxaana raashiinkan si siman loogu qeybiyay dhamaan kaamamka kuyaalo xaafadaha kala gadisan ee katirsan magaalada kuwaasi oo ay magan galeen dad barakacayaal ah iyo kuwo danyar ah oo aana awoodin ku noolashaha goobo kale oo ku yaalo magaalada.

Sidoo kale kaamamkii raashiinkan ka gudoomay hay'ada yagleel ayaa waxaa tiro ahaan noqdeen 70 kaam oo ayagu isugu jira kaamam hore ugu yaalay magaalada halka kuwa kalana dhawaan dhisteen dad kaloo tabaaleeysan kuwaasoo  kunool guud ahaan kaamamkan 24 kun oo qoys waxayna hay'adda yagleel gaarsiisay 12 kun oo kiish oo qamadi ah.

Tirada dadka ku dhaqan xerooyinka raashinka laga qeybiyay ayaa noqoneeysa kuwii ugu badnaa ee abid la caawiyo marka dib loo eego tariiqda caawimada kaamamka ku yaalo magaalada Kismaayo, ayadoona xusid mudan tahay in hay'adan Yaglel ay hoggaan u noqotay dhamaan haayadaha samafalka ee ka howlgala gudaha Somalia.

Hay'ada Yagleel ayaa noqotay hay'adi ugu horeeysay ee ku dhiirata ineey gar gaarto dadka ku dhibaateeysan xerooyinka ku yaala kismaayo kuwaasi oo wax gar gaar ah aanan ka helin hay'adaha gargaarka tan iyo markii xarakada al_shabaab ay gacanta ku dhigeen gobalada Jubbooyinka.

Ugu danbeentii gudoomiyaha hayada yaglel kismaayo Cumar Ali Yuusuf ayaa waxuu si gaar ah gar gaar u siiyay dhibanayaal da’yar kuwaasoo iyaguna ku noolaa gudaha magaalada waxaana kamid ahaa maxamed yare oo ah wiil yar oo asagoo labada gacmood ka go’an dhashay iyo wiil kale oo curyaan ah.

C/fitaax Sahal Indhacade 

www.waayaha.net

Kismaayo-Somaaliya




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software