Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
urur siyaasadeed cusub oo Boosaaso lagaga dhawaaqay

Magaalada Bossaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta 03 December ,2012 looga dhawaaqey urur siyaasadeedka UGUB oo loo soo gaabiyey Ururka Gobollada Umadda Bahoodey.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Sanaag Maxamud Siciid Nuur ‘’Dabeyl’’ ayaa ururkan gudoominaya ,waxana xaflada lagu dhawaaqey ka soo qaybgalay Issimo ,Culimo ,Ganacsato ,dhalinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada Gobolka.

Waxa uu sheegey Dabeyl in Bossaso ay xarun tahay Ururka UGUD oo ku soo biirey saaxada siyaasaded ee dalka ka dib kan Dowladda ee Horseed oo dhowaan dhankiisa Garowe lagaga dhawaaqey.

‘’Aad bad u mahadsantihiin ,wan soo dhoweyneynaa dhamaan bulshada ,Dowladda iyadaa noo bilowdey tartanka ,axsaabta kale wan ku faraxsanahay inay nagala soo qaybgalaa’’ ayuu yiri Gudoomiye Dabeyl.

Nabadoon Caraale Siciid iyo Suldaan Cabdilaahi Jeenicad ayaa soo dhooweeyey urur siyaasadeedkan qayb ka noqonaya dadaalka Puntland uga baxayso nidaamkii wax ku qaybsiga Qabiilka oo in badan lagu soo dhaqmayey.

Waa urur siyaasadeedkii ugu horeeyey oo Puntland looga dhawaaqo ,waxana sida la sheegey jidka ku soo jira kuwo kale dhowaan oo ku soo beegmaya xili ay muddo kooban ka dhimantahay diiwaagelinta ururada iyo axsaabta siyaasada Puntland.



   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software