Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Al-shabaab oo la duqeeyey

Dhanaane(WNT)- Wararka imaanaya deegaanka Dhanaane ee Degmada Afgooye ayaa sheegaya in  ay duqeyn xagga madaafiicda ah u gaysteen ciidamada AMISOM ee fadhigoodu yahay degmada Afgooye.

Wararku waxay intaas  ku darayaan in ciidamada AMISOM ee saldhiga ku leh deegaanka Carbiska ay duqeeyeen deegaanka Dhanaane ee oo iyana hoos timaada degmada Afgooye  oo la rumesan yahay in ay ku sugan yihiin qaybo ciidamo ah oo ka tirsan ururka Alshabaab.

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee duqayntaasi gaysatay,waxaase dadka deegaanka afgooye ay xalay maqlayey hugunka iyo hanqarka madaafiicda halkaas lagu garaacayey oo la rumeysan yahay in saldhig ay ku leeyihiin ururka Al-Shabaab.

Weli wax war ah kama soo bixin ciidamada AMISOM waxaase maamulka degmada Afgooye xaqiijiyey in duqayntaasi jiro wax faah faahinana kama bixin.

 DHinaca kale dadka ku sugan deegaanka dhanaane ayaa la sheegay inay xalay halkaasi isaga qaxeen kolkii madaafiic roobka lagaga dhigay lamana soo sheegin wax khasaare ah oo halkaasi ka dhacay.

Tan intii ururka Al-shabaab lagaga tabar roonaaday deegaankaasi ayaa waxaa socday ugaarsi ay wadaan ciidamada AMISOM iyagoo weerar ku qaadaya hadba meeshii loogu sheego ururkaasi Al-shabaab.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software