Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
qarax lala beegsaday bar ciidan oo ku taal degmada Balcad

Balcad(WNT)-Qarax khasaare  dhimasho iyo dhaawac gaystay ayaa lala beeg bar kantarool oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin degmada Balcad  ee gobolka Shebellada Dhexe .

Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtey ciidamada Dowladda ee halkaasi ku sugnaa,waxaana wararka kala duwan oo ka soo baxay ay sheegayaan in qaraxu uu ahaa miino halkaasi lagu aasey, halka warar kalena ay sheegyaan in uu ahaa bam gacmeed ciidanka lagu tuurey.

Degmada Balcad oo ay gacanta ku hayana ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan waxa ay bilaabeen howl gal ay kaga sifayaan ururka Al-shabaab oo horay halkaasi looga qabsaday.  

Qaraxaan ayaa waxaa ku dhintay hal qof waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo kale,waxaana degmada Balcad in muddo ah ka nasneyd qaraxyo dagaalo halkaasi ka dhaca.

Xafiiska wararka Waayaha.net

 




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software