Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ciidamada Kenya oo si xun u jir dilay qof ay ku tuhun san yihiin inuu Al-shabaab ka tirsan yahay

Nairobi(WNT)-Muuqaal ay dhowaan la daawaday oo ay soo dayeen wakaalladaha wararka ayaa lagu arkay muqaal argagax leh ciidamada milatariga Kenya oo qof aan hubaysneyn si xun u garaacaya isaga oo dhulka yaalla.

Ninkaan ayaa kolkii la garaacayey waxaa la waxaa la weydiinayey su,aalo ku saabsan waxaa uu ka ogyahay Al-shabaab isagoo afka Sawaxiliga lagu hadlayey.

Nin u hadlay ururka Al-shabaab oo fariin ku soo diray aallada Twinter-ka ayuu ku sheegay sida dawlada Kenya ay muslimiinta ugu xad gudbayso una silcinayso,waxaanu intaas ku daray in dawlada Kenya buraashada u biyeysatay dagaal ka dhan ah islaamka.

Afhayeenka ciidamada Kenya Col. Cyrus Oguna oo dhacdadan ka hadlayey ayaa sheegay inay baarintaan ugu jiraan sidii ay loo aqoonsan lahaa laba nin ulo lagu garaacayey iyagoo dhulka yaallana su,aalo la weydiinayey,waxaa ay ka ogyihiin ururka Alshabaab.

Ciidamada Kenya ayaa gudbay xudduuda Soomaaliya sanadkii aan ka soo gudubnay iyagoo dagaal kula jira ururka Al-shabaab,ka dib markii xuduudeeda ay ka dhaceen dhacdooyin fara badan oo ammaankeeda wax u dhimaya.

Xafiisak wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software