Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
BEESHA CALI SALEEBAAN OO SOO SAARTAY BAYAAN AY TALO UGU SOO JEEDINASO SHACABKA PUNTLAND

BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM

PUNTLAND STATE OF SOMALIA

Ku: dhammaan Saxaafadda Madaxa-bannaan ee dal & dibad Xarumahooda.

 Ujeeddo: Bayaan iyo talo soo jeedin

Bayaan Taagerro ah oo ay soo saareen Beesha Cali Saleebaan

Waxaan shaki ku jirin in asaaskii & dhismihii Maamulka Dawladda Puntland ee la yagleeyey 1dii Bishii August 1998dii uu ahaa tallaabo muhiim ah oo horay loogu qaaday guud ahaan dib usoo celinta midnimadii & dawladnimadii Ummadda Soomaaliyeed ee la burburiyey horraantii sannadkii 1991dii, gaar ahaanna ay wax weyn ka tartay danta & maslaxadda caamka ah ee dadka Reer Puntland dhan kasta.

Haddaba, in kasta oo Axdigii & qorshe-hawleedyadii Maamulladii kala dambeeyey ee Puntland soo maray tan & xilligaas si tifatiran loogu qeexay hirgelinta & gaarista yoolasha kala duwan ee Bulshadu ku taameysay hanashadooda, haddana waxaan la ankiri Karin in aaney hirgelin in badan oo qorsheyaashaas kamid ahaa oo aan aaminsanahay in wax uun laga fulin karay, gaar ahaan, samaynta adeegyo Bulsho oo tayo leh, dalkana ku wada baahsan, xoojinta amniga & samaynta kaabayaasha sharciga, hirgelinta qorshaha dimuqraadiyeynta & samaynta dastuur rasmi ah iwm.

Nasiib wanaag waxaa xaqiiqo ah in Maamulka hadda jira ee uu Madaxda ka yahay Dr, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud* uu noqday kii ugu horreeyey ee wax weyn ka qabtay baahiyaha ugu waaweyn ee Bulshada, kuwaas oo gundhigga u ahaa dadaalkii lagu dhisay Maamulka Puntland. Waxaa xusid mudan in Maamulkani waxqabad muuqda oo la taaban karo ka muujiyey baahiyaha ugu waaweyn ee bulshada reer Puntland, sida:

1. Tayeynta Hay’adda amniga & sugista Nabadgelyada.

 2. La dagaallanka Burcad-badeedda & kooxaha Nabad-diidka ah

 3. Dhiirigelinta Maal-gashiga & Ganacsiga xorta.

 4. Kor u qaadista Magaca & sumcadda Siyaasiga ah ee Puntland dal & dibadba, gaar ahaan mart-gelinta shirar & kulamo muhiim ah oo heerarkoodu kala duwan yihiin, kuwaas oo aan horay loogu qaban Soomaaliya 20kii sano ee la soo dhaafay

 5. Baarista kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeenna ceegaaga.

 6. Dhismaha Maamullada degmooyinka & baahinta Maamulka.

 7. Dadaal ku bixinta dhismaha dawlad Soomaaliyeed oo Federaal & dib u heshiisiinta Ummadda Soomaaliyeed ee collaaddu kala irdheysay.

 8. Samaynta dastuur rasmi oo lagu ansixiyey gole guud oo ay wada fadhiyeen ergooyin metelaya qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Puntland, Beesha Caalamka & Madax ka socota Dawladda Soomaaliyeedna goob joog & Markhaanti ka wada ahaayeen.

 9. Hirgelinta nidaamka dimuqraadiyeynta & Furashada Axsaabta Siyaasadeed oo looga guurayo nidaam beeleedkii, looguna guurayo

 nidaam-siyaasadeed caadil ah oo qof kasta helo xaqiisa siyaasiga ah ee uu wax ku dooran karo, laguna dooran karo.

Sidaas darteed, Beesha Cali Saleebaan markii ay qiimeysay:

1. Wax-qabadyada mugga weyn ee Maamulkani hirgeliyey intii uu jirey.

 2. Baahida loo qabo in laga gudbo nidaam-beeleedka siyaasadeed ee aan caddaaladda Ijtimaaciga ah & tan Siyaasiga ah midna waafaqsanayn. Beeshanina kamid tahay beelaha ugu waaweyn ee nidaamkaasi saamaynta xun ku reebay, xaqeedii siyaasiga ahaa ee ay mudnaydna ku weydey.

 3. Tixgelinta ay mudan tahay in la helo Fursadda ugu yar ee aan looga maarmi Karin hirgelinta nidaamka axsaabta & dimuqraadiyeynta casriga ah.

 4. Midnimada & wadajirka Ummadda reer Puntland oo aan sina gorgortan u gelin, lehna mudnaanta kowaad dhan kasta.

Waxay ku baaqeysaa:

 

1. 1. In Maamulka lagala shaqeeyo hirgelinta Barnaamijka Dimuqraadiyeynta & furashada Axsaabta.

 2. 2. In loo wada hawlgalo, mudnaanta kowaadna la siiyo adkaynta amniga, wadajirka & Horumarka dadka & Dalka Reer Puntland.

Magacyada waxgaradka Qaybaha kala duwan ee Beelaha Cali Saleebaan ee Bayaankan soo saaray

Isimada guud Ee beelaha Cali Saleeban :

1-Ku Simaha Beeldajaha Beelaha Guud ee Cali saleeman Farah xasan Cadoosh

2-Boqor Cumar Ismail (Sanweyne )

3-Suldaan C/Laahi Salax Cumar ( Jeenicad )

4- Suldaan Bashiir Muse (Kooonte )

5- Suldaan Moxamud Xassan Cumar (Heeraab)

Nabadoonada beelaha Cali saleeban :

1. Nabadoon Abshir yasiin Dalmar

 2. Nabadoon Muuse Xaaji farax

 3. Nabadoon Salaad Aadan Mohamud

 4. Nabadoon Muuse Mire Xaaji Siciid

 5. Nabadoon Siciid Bile abdalle

 6. Nabadoon salad Siciid Yusuf

 7. Nabadoon Adan abdirahman Cilmi

 8. Nabadoon Hiirad Mohamed Samater

 9. Nabadoon Axmed Cali kibriidle

 10. Nabadoon Mohamud Cabdi Cali yare

 11. Nabadoon mohamud Said caynab

 12. Nabadooon Mohad Mohamed samater

 13. Nabadoon Rooble Neberi Faahiye

 14. Nabadoon: Cabdullaahi Maxamed Ismail

 1. Nabaddoon Maxamed Khaalid Cali

 2. Nabadoon Saciid Shire Maxamed

 3. Nabaddoon Xassan Axmed Ibraahim

 4. Nabadoon C/maan C/Samad Maxamuud

 5. Nabadoon Caydiid Cusmaan Xaaji Maxamed

 6. Nabaddoon Cabdalle Xassan Cabdalle

 7. Nabaddoon Muuse Aadan Axmed Bilcil

 8. Nabadoon Maxamed Cumar Ciise

 9. Nabaddoon Maxamuud Xaaji Xassan (Timacadde)

 10. Nabadoon Maxamed Saciid Qooqaanni

 11. Nabadoon Jaamac Saciid Carraale

 12. Nabadoon Xirsi Abdirahmaan farax cowl

 13. Nabadoon Maxamud Jamac Maxamed

 14. Nabadoon Siciid Maxamed aware

 15. Nabadoon Farax Yusuf Siciid

 16. Nabadoon Cumar Yusuf Dheere

 17. Nabadoon Catoosh Maxamuud Gayre

 18. Nabadoon Cismaan Saciid Cumar

 19. Nabadoon Nasiib Xaaji Faarah

 20. Nabadoon Saalax Ow Maxamed

 21. Nabadoon Mahad Xasan Huseen

 22. Nabaadooon

Liiska magacyada Cuqaasha Guud ee beelaha

1. Chief Caaqil, Faarax Xasan Ibraahim (Catoosh)

 2. Chief Caaqil, Siyaad Xaaji Maxamed Bilcil

 3. Caaqil Khalif Yusuf cisman

 4. Caaqil Siciid Xuseen Ali

 5. Caaqil Omar ismaciil faarax

 6. Caaqil Ibraahim garwayne

 7. Caaqil bashiir Siciid Ahmed

 8. Caaqil Aw Cisman Aw Maxamed

 9. Caaqil jamac Aw cali

 10. Caaqil khuurshe cali yare

 11. Caaqil salad ciise Rooble

 12. Caaqil Siciid cabdulahi Yusuf

 13. Caaqil Faarax dalmar Ismaciil

 14. Caaqil Xuseen Muuse Jaabir

 15. Caaqil kaarshe Subagdhame

 16. Xaaji Maxamuud Abdale Waaberi

 17. Bashiir Sheekh Maxamuud Fay

 18. Aadan Cali shire Afbalaar

 19. Cabdulaahi Cali Sugule

 20. Maxamed Xirsi Kuleef

 21. Cawiif Maxamed Qoobay

Liiska Magacyada Aqoonyahanada :

1. Prof. Yaasin Beeldaaje X.cabdulahi

 2. Prof Barkhad Timir Muuse

 1. Dr. Maxamed Caynab Maxamuud

 2. Dr. Maxamed Xassan Shoodhaadhi (Professor at EAU & BU)

 3. Dr. Faarax Axmed Muuse (Professor at University)

 4. Dr. Maxamed Yuusuf Cali (Professor at BU)

 5. Dr. Mohammed Abdullahi Ismail (Professor at EAU)

 6. Dr. Saciid Xasan Maxamed (Professor at PSU)

 7. Dr. C/rashiid Boqor Cumar Ismail

 8. Dr. Maxamed Maxamud Sheekh Ciid

 9. Dr. Saalax Xaaji Cabdullaahi Maxamed

 10. Eng. Cabdulcasiis Xasan Maxamuud

 11. Eng. Maxamedd Sheekh C/maan Axmed

 12. Dr. Saciid Cusmaan Maxamed

 13. Dr. Maciin Maxamed

 14. Dr. Maxamed Maxamuud Axmed (Gurungur)

 15. Dr. Ali Nur ahmed

 16. Dr. Abdiqaadir Tuube

 17. Mr. Said abdilaahi salah

 18. Mr. Ismail farah Yusuf

 19. Dr. Mohamed ismail Cilmi

 20. Mr. Crisaaq xuliye

 21. Dr. Ahmed Yusuf Gallan

 22. Mr. Jamac Ciise Mohamud

 23. Prof. Mohamed Mohamud Osman (Lambo)

 24. Prof: a/kadir Mohamed gallan

 25. Dr Ahmed Said Qaloonbi

 26. Dr Craxman Said Farah

 27. Dr C/qani Said Farah

 28. Mr. Burhan Mire Qaxiye

 29. Mr. Mohamed Said Mohamed

 30. Eng. Barkhan Caratn Gurhan

 31. Dr Yasssin Qaxiye Ciise ciise

 32. Mr: burhan Mohamed gallan

 33. Mr. aidirus Mohamed gallan

 34. Mr: sulaiman Mohamed gallan

 35. Mr: a/rahman a/samad gallan

 36. Mr:a/llah said gallan

 37. Mr: Usama a/samad gallan

 38. Prof. Mohamed Mahad ciise

 39. Dr. Ismaciil Ciise Rooble

 40. Dr. faarax xaaji Siciid

 41. Dr. Maxamuud Xaaji Yusur

 42. Mr. Mohamed Mire Xaaji sicid

 43. Mr. Mohamed Ali Adan

 44. Mr. Mohamud ismacil jamac

 45. Mr. Maxamud Xasan (baxwal)

 46. Mr. Abdulaahi Ciise Muuse (Qaroowe)

 47. Mr. Maxamed Farax Subagdhame (Gafane)

 48. Mr. . Ali nasir Abshir gayre

 49. Mr.. Abdulahi Cise Yusuf

 50. Mr. sadaam Saed Sulayman

 51. Mr. Sharif Mohamed suulay

 52. Prof. Eng. Abdirahman farah ali

 53. Mr. Abdirahman Muumin Salah

 54. Eng. Ladane Said Qaloonbi

 55. Mr. .Mohamed abdi garoon

 56. Eng . Abdirahman Said Qaloonbi

 57. Eng. Abdi Mohamed Khuurshe

 58. Eng . Faisal Cartan Gurhan

 59. Eng. Mohamed abdulahi Mohamed

 60. Eng. Mohamed Sulayman Saed

 61. Eng. Ibraahim shire Mohamed

 62. Eng. Salah abdirahman

 63. Eng. Jamal ahmed Mohamed

 64. Cap. Abshir Siciid ali

 65. Mr. Ali Ibraahim Mohamed

 66. Mr. Jamaal abdulahi ahmed

 67. Mr. Mohamoud abdirisaaq

 68. Mr. Mohamed Osman Mohamed

 69. Mr. Siciid Mohamud Xasan

 70. Mr. Mohamed Osman Mohamed

 71. Mr. Salad shire Yusuf

 72. Mr. Omar shire yusuf

 73. Mr. Mohamed Abdulahi jamac

 74. Mr. Mohamed khuurshe

 75. Mr. Faysal Omar siciid

 76. Mr. Ahmed siciid salah

 77. Mr. abdulkhaliq Mohamed Ismail

 78. Mr. Mohamed mire jamac

 79. Mr. Osman ismacil ahmed caato

 80. Mr. Caydaruus ahmed Mohamed

 81. Mr. Sadam Guursade

 82. Mr. Mahad abshir gayre

 83. Mr. Ahmed Ali adam

 84. Drs: aisha Mohamed gallan

 85. Mrs:nathifa Mohamed gallan

 86. Mrs; ubah Mohamed gallan

 87. Mrs; hamdi barsheed

 88. Prof: ayan Mohamed gallan

 89. Mrs: hamdi hidig islaiyar

 90. Drs: hayat Mohamed gallan

 91. Mrs; naima Mohamed gallan

 92. Drs: hawa ali adam

 93. Mrs: hany Mohamed gallan

 94. Drs; fatma Mohamed gallan

 95. Drs: mariam ali adam

 96. Mrs; sumaya said gallan

 97. Mrs: khadija said gallan

 98. Drs; sumaya a/samad gallan

 99. Drs Idil Maxamuud Afbalaar

 100. Drs Sundus Maxamed Layloon

 101. Dr Cabdisamed Maxamud Said

 102. Dr Ayaanle Maxamud Afbalaar

 103. Eng Maxamed Yuusuf Afbalaar

 104. Dr Maxamud Bashiir Sheekh Maxamud Fay

 105. Prof Cabdirizak Hiirad

 106. Eng Shirwac Maxamuud Afbalaar

 107. Eng Ahmed Maxamuud Afbalaar

 108. Drs Sucaad Saciid maxmed Guray

 109. Dr Maxamed saciid Maxamed Guray

 110. Dr Maxamed Cali Waaberi

 111. Dr Catoosh Cabdale Waaberi

 112. Drs Kaltuun Maxamed Warsame

 Ganacsatada beelaha cali saleeban:

1. Ganacsade Liiban Yusuf Mohamed (liban dheere)

 2. Ganacsade Bashiir Claahi Salah

 3. Ganacsade Farah xirsi Cali (Faarah goobe)

 4. Ganacsade Ismaciil siciid Maxamed (Kutub)

 5. Ganacsade Maxamuud Ow Jamac

 6. Ganacsade Maxamuud Catoosh Xasan

 7. Ganacsade A/wahab Mohamed mumin

 8. Ganacsade Mahad Saalax Aadan {jagle}

 9. Ganacsade cabdulaahi Hirsi Cali

 10. Ganacsade Mahad Ciise adan (laba bale)

 11. Ganacsade Kaarshe Shire Adam

 12. Ganacsade Bashiir ibraahim faarax

 13. Ganacsade cali Sinjibiil

 1. Ganacsade: Maxamed Yusuf Saciid

 2. Ganacsade:Faarax Maxamuud Axmed (Kuwait)

 3. Ganacsade;Axmed Maxamed Dayax

 4. Ganacsade;Maxamuud Cabdullahi X.Maxamed

 5. Ganacsade;C/nuur Maxamed Ibraahim Bilcil

 6. Ganacsade: Daahir Cumar Casaawe

 7. Ganacsade: Raage Dacar Ibraahim

 8. Ganacsade: Maxamuud Maxamed Ciise (Geney)

 9. Ganacsade:Axmed Xassan Cabdalle

 10. Ganacsade; Cabdi Maxamed Cumar (dhoofaaye)

 11. Ganacsade: Aadan Maxamuud Ciise

 12. Ganacsade; Axmed Saciid Shire

 13. Ganacsade;Musdafe Maxamed Yuusuf

 14. Ganacsade Siciid Maxamed Yusuf

 15. Ganacsade Fariid Xuseen cali

 16. Ganacsade Cabdulaahi cali Hogato

 17. Ganacsade Farax maxaed yusuf

 18. Ganacsade Siciid Ibraahim

 19. Ganacsade Farax Maxamud Yusuf

 20. Ganacsade warsame Cumar Deer

 21. Ganacsade siciid maxamed boos

 22. Ganacsade siciid salaax aadan

 23. Ganacsade Cali siciid Salax

 24. Ganacsade Maxamed cali Aadan

 25. Ganacsade Cali cartan ismaciil

 26. Ganacsade maxamed siciid oomaar

 27. Ganacsade cali dhega cade

 28. Ganacsade Mahad ciid siciid

 29. Ganacsade Axmed maxamud xaji farax

 30. Ganacsade Ciid xidig Aadan

 31. Ganacsade cali Yusuf guure

 32. Ganacsade Ismaciil Maxamud suufi

 33. Ganacsade Xayir Ismaciil axmed

 34. Ganacsade camale Ismaciil farax

 35. Ganacsade Farax yusuf aadan

 36. Ganacsade Mubaarak Ali Xaaji siciid

 37. Ganacsade faraax salax aadan

 38. Ganacsade Siciid maxamed Subagdhame

 39. Ganacsade Salayman neberi

 40. Ganacsade Ismaciil cisman Yusuf

 41. Ganacsade xabiib Beeldaje Xaaji cabdulahi

 42. Ganacsade maxamed yaasin maxamed

 43. Ganacsade Ibrahim Cismaan maxamed (saajinka)

 44. Ganacsade Raage cali hogato

 45. Ganacsade Cabdi weli salad cali

 46. Ganacsade axmed cabdulahi

 47. Ganacsade Bashaash

 48. Ganacsade xabiib hayaan farax

 49. Ganacsade cabdiraxman muuse Gurey

 50. Ganacsade Siciid Goonyacade

 51. Ganacsade axmed cisman cartan

 52. Ganacsade Cawad waaberi

 53. Ganacsade Yusuf Muuse jamac

 54. Ganacsade Cabdi sagaar salaax

 55. Ganacsade Cawaale Axmed

 56. Ganacsade gaagaale sutul

 57. Ciid xassan jama

 58. Xassan yusuf Jaama

 59. Ahmed Said sul cayn

 60. Mire Mohamud orshe

 61. Mohamud Ismail

 62. Mohmed Hassan omar

 63. Mohmed obalaha warsame

 64. Mohamed Osman Said

 65. Farah Saleeban Mohamed

 66. Cali sandheer ow Mohamed

 67. Said Hussein Diiriye

 68. Yusuf Claahi Salax

 69. Farax Ismail Toox

 70. Abshir Mohamed gigaange

 71. Mohamud Mohamed Xalaani

 72. C/risaaq Nuur Omar

 73. Jamaac Ahmed Gurey

 74. Ayaanle Said Garcase

 75. Mohamud Yusuf Gurey

 76. Ismail Said Caynab

 77. Mohamud Yusuf Hassan

 78. Aadan mahamed jama

 79. Jama Qaxiye Ciise

 80. C/raxman nuur omar

 81. Yusuf Said Qaloonbi

 82. Abdi cali yare

 83. Yassin Cabdi cali yare

 84. Mohamed jama Cali

 85. Yusuf ahmed cali

 86. Said Mohamed nuur

 87. Mohamed farah yusuf Xaaji dacam

 88. Mohamed jama farah

 89. Mohamed Mire Baaruuj

Daabacaadda Waayaha.net




   
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software