Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Ururka Sahal canbaareeyey kerayta safaaraddii Soomaalida ee dalka Talyaaniga

 Ururka Sahal ka dib markii uu falanqeyn, iyo baaris dheer ku sameeyey xaalada safaaradii Soomaaliya ee Rooma waxaa usoo baxday in safiirka Soomaaliya u fadhiya Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade), iyo xulufadiisa ay dhismahii safaarada u kireysteen si ka baxsan qaanuunka dalka u degsan isla markaasna qaabka heshiiska kireynta ay ka muuqato mid iib ah ka dib 10ka sano ee lagu sheegay in saafarada la kireystay (lease hold). Arintan fool xumada iyo fadeexada ah waxay muujinaysaa heerka ay maanta Soomaaliya taagan tahay iyo waxa laga filan karo ninka isku magacaabaaya inuu yahay danjire Soomaliyeed taasoo la is waydiin karo sidee danjire ku noqon karaa haddii uu ku kacay falka noocaan oo kale?  

Sidaasi darteed, madaxwaynaha Soomaaliya, Ras'iisal wasaaraha iyo wasiirada Arimaha dibada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ka dalbanaynaa in arintan laga qaado tilaabo deg deg ah isla markaasna laga shaqeeyo sidii loo soo celin lahaa dhismaha safaaradii Soomaaliyeed. Waxaan madaxwayne Xasan Shiikh si gaar ah uga dalbanaynaa inuu kala cadeeyo inuu asagu si shakhsi ah ula og yahay kireynta dhismaha safaarada Soomaaliyeed ee Talyaaniga iyo inay tahay wax u khaas ah safiirka Soomaaliya ee Itaaliya iyo Midowga Yurub ee la dhaho Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade).

Hadaan nahay ururka Sahal waxaan mar kasta kasoo horjeednaa in la dhaco hantida iyo dhaxalka ummadda Soomaaliyeed iyo wax kasta oo dulmi iyo xaq darro u keeni kara guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Ugu danbayntii waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqaynaa inaan la ogolaan in la dhaco ama qof si gaar ah u qaato hanti qaran oo ka dhaxaysa dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Ururka Sahal Organisation,

Taariikh 29th November 2012Email: sahalorginternational@gmail.com

Daabacaadda Waayaha.net




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software