Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Xukuumada Kampala oo sheegtay inay ciidamo hor leh u dirayso Soomaaliya

Kampala(WNT)- Dowladda Uganda oo bishan horaanteedii ku hasnjabtay inay ciidamadeeda Soomaaliya ku sugan kala baxayso haddii aan laga joojin eedeyn uu u soo jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ah inay taageeraan jabahadda ka dagalaanta dalka DR Congo ayaa sheegtay inay 2,000 oo askari oo dheeraad ah ay ku xoojinayso howgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Kabtan Deo Akiiki oo ah afhayeenka qaybta saddexaad ee milareriga Uganda ayaa warbaahinta u sheegay Isniintii shalay in Uganda ay go'aansatay in ciidammo xoojin ah ay u dirto Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay inay yihiin kuwo horay loogu tababaray inay la dagaalamaan jabhad LRA ee ka dagaalanta dalka Uganda.

"Ciidamadan waxay bedeli doonaan 17,00 oo askari ah oo sagaal bilood ka soo shaqeynayay Soomaaliya," ayuu yiri Cap. Akiiki oo intaas ku daray in Uganda ay sii wadayso gacanta ay siinayso dowladda Soomaaliya si ammaanka dalka Geeska Afrika loosoo celiyo.

Howgalka AMISOM ayaa waxaa hoggaanka u haya ciidamad Uganda, iyadoo howgalka ay qayb ka yihiin ciidammo ka socda dalalka Burundi, Kenya, Jabuuti, waxaa kaloo Soomaaliya ku sugan ciidammo ka socda dalka Itoobiya oo aan qayb ka ahayn AMISOM.

Xukuumadda Kampala ayaa u muuqata inay ka noqotay go'aankeedii ahaa inay la baxayso ciidamada ku sugan Soomaaliya, haddii aanay Qaramada Midoobay ka noqon go'aankii ay eedeynta ugu jeedisay.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay walaac uga muujisay in haddii ciidamada Uganda ay ka baxaan Soomaaliya ay taasi keeni karto in dhibaatadii hore uu dalku ku laabto, halka Al-shabaab iyaguna ay soo dhaweeyeen go'aanka Uganda iyagoo sheegay inay u fududeynayso dagaalka ay ku jiraan.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software