Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
taliska booliiska Puntland oo sheegay in weerarkii xalay laga soo abaabulay dhinaca Galmudug

Gaalkacayo (WNT)-Taliska ciidamada Booliiska Puntland ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii xalay geystay dhimashada iyo dhaawaca uu ahaa mid laga soo abaabulay dhinaca xaafada koonfureed ee Baraxley ee Maamulka Galmudug.

Taliye xigeenka ciidamada Booliska Puntland Ge: Muxiyadiin Axmed Muuse oo la hadlayay Warbaahinta gudaha  ayaa  si faah faahsan uga waramay weerar xalay ka dhacay xaafada Garsoor, weerarkaasi oo uu  sheegay in laga soo qaaday dhinaca Galmudug ee xaafada Baraxley.

Gen: Muuse ayaa xaqiijiyay in ciidamada Booliiska Puntland oo hawlgal ka waday xaafada Garsoor ay la kulmeen weerarmid dhinac Baraxley kuwaasi oo uu ku tilmaamay dambiilayaal ,waxaana taliyuhu intaasi raaciyey in weerarka ka dib ay dib ugu laabteen halkii horay ay weerarka uga soo qaadeen xaafada Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo.

Taliye xigeenka ciidamada Booliska Puntland Gen, Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa hadalkiisa ku daray in dadka weerarkii xalay geystay ay ahaayeen kuwa horey dambi uga galay dhinaca Puntland isla markaana fariisin ka dhigtay dhinaca Galmudug ay garanayaan.

 Mar uu faafaahin ka bixiyey ayuu sheegay in ninka raga weerarka soo qaaday hogaaminayey inuu ahaa reer Punt.land laakiin kooxaha la socdaa ay ahaayeen reer Galmudug.

Waxa jira dhibaatooyn badan oo laga soo abaabulo dhinaca Galmudug laguna wax yeeleeyo dadka reer Puntland ilaa iminkana maamulkaasi uusan waxba ka qaban,waxaana taasi dhaxli kartaa rabshado hor leh oo halkaasi ka dhaca.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software