Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo: Gaadiidleyda magaalada Baydhabo oo cabsho weyn ka muujiyey rag ku labisan dareyska ciidamada‏

Gaadiidleyda magaalada Baydhabo ayaa waxaa la sheegay inay cabsho weyn ka muujiyeen rag ku labisan dareeska ciidamada oo ka qaraabta wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo iyadoona ragaasi ay dhac, dil iyo kufsi ay u geystaan baabuurleyda iyo rakaabka istcmaalo wadadaas.

Gaadiidleydaan oo dhawaantaan ku baanbaxay xarunta maamulka ee magaalada Baydhaba ayaa waxay sheegeen inaysan wadi doonin wax baabuur ah ilaa wax laga qabto ragaas ku labisan dareeska ciidamada oo aan la ogeyn inay yihiin ciidan sax ah iyo in kale, ragaan ayaa waxay kufsi u geystaan haweenkasaaran baaurrtaas aygoo sidoo kale ka furta dadka rakaabka ah waxa ay wataan waxay doonto ha noqotee, ragaan ayaa waxay wadada u galaan gawaaridaas u kala socoto Baydhabo iyo Muqdisho iyagoona caadeystey dhictaanka dadka iyo baabuurtaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo ragaas ku labisan ay caadeysteen dhib u geysashada rakaabka iyo baabuurtaas islamarkaana ay kufsadaan haweenka rakaabka ah ayaa mid ka mid ah ragaas ka shaqeeyo baabuurtaaas waxaa uu ku calaacalay inay wax laga xumaado ay tahay in qof dumar ah oo aad lacag ka soo qaadatey oo aad tiri waxaan ku geynayaan Xamar in hortaada lagu kufsado waxay heysatayna laga dhaco, madaxda magaalada Baydhabo ayaa codsi u jeedisay dowlada Soomaliya kaga codsatey inay arintaas wax ka qabato laakiinse sid ay arintaas u suuro gal tahay ayaan la ogeyn.

 Halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=g2QvhnPf8Lw

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Daawo Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah‏    23 May 2013
Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)    23 May 2013
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software