Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Daawo :Dowlada Shiinaha oo si macquul ah u xalisay guri muran weyn dhaliyay oo ka dhisnaa wadada dhexdeeda

Dowlada Shiinaha ayaa waxaa la sheegay inay ku xalisay hab cajiib ah ka dib markii uu qoys Shiinees ah ay diideen inay ka guuraan gurigooda oo uu maray dariiq cusub oo laami ah oo laga dhisay bariga dalkaas Shiinaha.

Ninka lagu magacaabo Luo Baogen iyo xaaskiisa ayaa waxaa la sheegay inay ka dhega adeegeen inay ka guuraan guri ay deganaayeen oo uu maray wado laami ah oo cusub si loo jabiyo ka dib markii ay saluugeen lacagta loo siiyey mag dhow ahaan oo ay sheegeen inaysan suuro gal ahayn inay ku dhistaan guri kale oo ay ku noolaadaan xilli ay dhamaan dadkii kale ee ku noolaa dhismahaas ay faarujiyeen halkaas, Laakiin dowlada iyo madaxdii faraha ku heysay dhismaha wadadaas cussub ayaa arintaas aan u jixin jixin iyadoona wadadii loo hirgaliyey si caadi ah islamarkaana aan waxba laga taaban gurigii qoskaas diiday inay ka guuraan halkaas taas oo keentay inuu gurigaas uu hada ku dhex yaal wadadaas bartameeda oo uu dariiqua hareereeyey gurigaas arintaas oo ay dad badan la yaabeen madax adeega qoyskaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo markaad aragtid sida ay wadadaas iyo gurigaas ay isugu dhexyaalaan ay noqoneyso arin la yaab leh ayaa ninkaas waxaa uu sheegay in lacagta kaga baxday dhismaha gurigaas iyo inta ay dowladu ugu qoondeysay magdhow ahaan uu u dhexeeya farqi aad iyo aad u weyn, sidaas awgeedna uusan aqbali karin inuu yeelo arintaas, wadadaas laamiga ah oo dhawaantaan faraha laga qaaday oo la dhameystirey oo aysana walina bilaaban isticmaalka baabuurta ayaan la ogeyn sida ay qooyskaas ugu noolaan doonaan halkaas marka la eego guuxa iyo dhawaaqa xad dhaafka ah ee baabuurta isticmaali doonto laamigaas.

Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=dJnZbOA-mic

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software