Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
qarax ka dhacay magaalada Kismaayo

Kismaayo(WNT)-Wararka naga soo gaaraya magaalada xeebta ah ee Kismaayo  ayaa sheegaya in  saakey araroortii qarax xooggan ka dhacay guriga degmada ee magaalada Kismaayo.

Inkastoo aan dhab loo ogayn khasaaraha dhacay inta uu leeg yahay hadana waxaa jira dhaawacyo laga soo saaray guriga degmada ee qaraxu ka dhacay, isla amrkaana ay jirto dhimasho.

Markii qaraxu dhacayey waxaa xifiisyada degmada ku sugnaa dad kala geddisan oo isugu jira masuuliyiinta degmada, iyo dad iyana adeeg halkaas u joogay.

Qaraxa ayaa wararka qaarkood sheegayaan in uu ahaa mid uu fuliyey qof nafti hure ah halka warar kale sheegayaan inuu ahaa mid meel fog laga soo hagay.

Magaalada Kismaayo ayaa bishii 9aad  laga saaray ururka Al-shabaab,waxaana gacanta ku haya ciidamada AMISOM iyo kuwa dawlada,waxana ka jiray ammaan.

Xafiiska wararka Waayaha.net




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software