Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Manchester United oo u awood sheegatay Kooxda Marseille.

Nairobi,(WNT):-Kooxda Kubada cagta dalka Ingiriiska Manchester United  ayaa xalay guul muhiim ah ka gaartay kulan ay garoonkeeda kula cayaartay kooxda kubada cagta ee Marseille.

Kooxaha Manchester United  ayaa kooxda  Marseille ugu awood sheegatay laba gool iyo gool kadib markii lugtii hore Guriga  Marseille ku soo galeen bar bar dhac.

Weeraryahanka reer MexicoJavier Hernandez ayaa xalay ahaa laacibkii Kooxda wareega 8-da u soo saaray. Lugtii 1aad ee 2da kooxood wuxuu ku soo idlaaday 0-0, balse Hernandez ayaa United hogaanka u dhiibay daqiiqadii 5aad.

Marseille goolka ay garoonka ka dhalisay waxey heshay daqiiqadii 83aad waxaana u dhaliyay Wes Brown oo kooxdiisa ka dhaliyay goolkaasi.

Caawa waxaa wada cayaari doona Kooxda Real Madrid iyo waliba Kooxda Lyon ciyaartaas oo ka dhici doonta garoonka Kooxda Real Madrid.

Si kastab Maalinta Jimcaha ayaa la sameyn doonaa sida kooxaha wareega 8-da u soo gudbay isugu aadi doonaan.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-kenya.




   
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
BAYAAN URURKA SAHAL UK    15 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software