Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Kooxda Kubada Cagta ee Inter oo u soo gudubtay Wareega 8-da.

Nairobi,(WNT):-Kooxda Kubada cagta ee Inter Milan ayaa xalay xaqiijisay u soo gudbitaanka wareega 8-da ah ee cayaaraha Champions League.

Goran Pandev ayaa gool uu xilli danbe u dhaliyay  kooxda koobka  Champions League difaacaneysa ee Inter Milan wuxuu ticket ugu jaray heerka quarterfinal-ka markii ay 3-2 ku karbaashtay Bayern Munich.

Goolka Pandev oo dhashay daqiiqadii 88aad wuxuu ciyaarta ka dhigay 3-3 isku celcelis ahaan laakiin xagga gool tirsiga ayeey Inter ku soo baxday, maadaama markii hore 1-0 looga soo badiyay.

Samuel Eto’o ayaa Inter u dhaliyay goolka daahfurka ciyaarta u ahaa, laakiin Mario Gomez ayaa iska soo guday goolkaasi daqiiqadii 21aad waxaana 2-1 ka dhigay Thomas Mueller kaasoo Bayern hogaanka u dhiibay daqiiqadii 31aad.

Wesley Sneijder ayaa 2-2 ka dhigay ciyaarta daqiiqadii 63aad iyadoo ciyaarta uu si weyn caawa ugu dhex muuqday Eto’o.

Kooxda Inter Milan oo ah kooxda Haysata Koobka Champions League ayaa guushii xalay ay gaartay waxaa ay u noqanaysaa mid muhiim ah.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
Xafladii xuska 18ka May ee Soomaaliland ee Holland oo ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal    20 May 2013
Qaar ka mid ah Deegaanada Soomaaliland oo 18ka May ku Sheegay maalinta nadaafada iyo qashin aruuriska!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    19 May 2013
Ururka sahal oo bayaan adag ka soo saaray caddaallad xumada iyo faragelinta qaawan ee Xasan Sheekh    19 May 2013
Dawwo:Haween Soomaali ah oo xabsiyo dheer dheer lagu xukumay dalka Maraykanka    18 May 2013
Maxkamada Magaalada Minneapolis ee Mareyknka oo xukun kala duwan ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)‏    16 May 2013
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software