Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
152-ruux oo ku geeriyootay Diyuurad ku bur burtay gudaha dalka Pakistan(Sawiro).

Pakistan,(WNT):-Dayuurad rakaab ah oo sidday 152 qof ayaa ku burburtay agagaaraha caasimadda Pakistan, Islamabad, halkaas oo dadkii saarnaa oo dhan ay ku dhinteen. Burburka dayuuradda oo nooceedu ahaa Airbus 321 ayaa ku firirsan keymo buuraley ah.

 

Dayuuradda waxaa lahaa sharikad wadani ah oo la yiraa AirBlue, waxayna ka duushay magaalada Karachi. Cid shilkaas ka badbaadday ma jirto.

Dad goobjoog ahaa waxay sheegeen inay arkeen dayuuradda oo ku duulaysa joog aad u hooseeya, qayb magaalada ka mid ah oo caadi ahaan ay mamnuuc ka tahay in wax dayuurado ah ay maraan. Waxay sheegeen in hawadu ay aad u xumayd.

Qaar ka mid ah waalidiinta dadka dhintay.

Bur burka diyaarada Air
Blue.

Muuqaalka diyaarada Air
Blue.

Baarayaasha ayaa eegaya qalabka duuba duullimaadka dayuuradda.

Afhayeen u hadlay dowlada Pakistaan ayaa sheegay in baaris ku hayaan sababihii keenay bur burka diyaaradaasi.

 

Wasiirka arimaha gudaha Pakistan ayaa sheegay in wali baadi goob loogu jiro sidii loo soo bad baadin lahaa hadii ay jiraan dad ka bad baaday shilkaasi diyaaradeed.

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi-Kenya.




   
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software