Home                  Wararka                  Maqaallada               Islaamka              Dhaqaalaha         Waxbarashadda               Cayaaraha        Suugaanta         Contact us
  allburtinle.com
kaalonederland.org
Allsbc.com
Alcarab.com
Allpuntland.com
Allsanaag.com
Aminarts.com
Afnugaal
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Jirac.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Somalia Online
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
WardheerNews
 
Barlamanka Punt land oo manta xilkii ka qaaday seddex xil-dhibaan.

Xilka qaadista xildhibaadan ayaa timi ka dib markii ay xukuumadu ka gudbisay eedayn la xiriirta jabinta qawaaniinta dalka iyo gacan siinta kooxo doonaya kala goynta dalka waa sida eedaynta lagu sheegayee..

 

Xukuumadda ayaa eeddayntaas u gudbisay xeer-ilalinta guud mudo afar maalin ka hor ah, saaka ayaa iyaduna xeer-ilaalintu  eedayntaas hor keentay kal-fadhigii goloha wakiilada oo uu ka hor aqriyay xeer-ilaaliyaha guud ee puntland Max'ud Xasan Cusmaan iyadoo isla mar ahaantaasna ay  xubno ka mid ah xil-dhibaannadu ku marqaati fureen xil-dhibaannada eedda loo soo jeediyay.

 

Intaas ka dib ayaa goluhu cod u qaday in xubnaha la eedeeyay xasaanada lagala noqdo iyo in kale,  waxaana u codeeyay in xubnaha la soo eedeeyay  lagala noqdo xasaanadda kala bar xildhibaannadii maanta kulanka fadhiyay oo gaarayay 52 xil-dhibaan,  iyadoo ay arrintaas diideen 22xubnood 4 xubnoodna ay ka aamustay, waxaa intaas ka dib uu guddoomiyaha barlamanka Mdn. Cabdi-Rashiid Max'ed Xirsi uu ku dhawaaqay in xubnaha la soo eedeeyay ay ka baxaan hoolka barlamanka.

 

Sida uu warbaahinta u sharaxay xeer ilaaliyaha guud ee punt land Maxamuud Xasan Cismaan  waxay sadaxdaa mudane danbi qaran ka galeen Qaranka Puntland, waxayna mudanayaasha maanta xasaanada lagala noqday kala ahaayeen:

1-Ibraahin Maxamad Guure

2- Abshir Cabdi-Casiis Shiikh

3 -Cumar Jamac Saleebaan

 

Intaas ka dib xil-dhibaanada xilka laga qaaday  ayaa warbaahinta u sheegay in xil ka qaadistooda  aysan aheeyn mid cadaalad ah, waxayna ku tilmameen xil ka qaadistaan lagu sameeyay inay soo abaabuleen dad ay iyaga isku raas yihiin.




   
Ciid Mubaarak    10 Sep 2010
Qaraxyo Ismiidaamin oo Maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.    09 Sep 2010
© Copyright   Waayaha.Net    All rights reserved.   editor@waayaha.net       Design by   Ramaas Software